Somaliland Oo Ka Hadashey Heshiis-yada Wadamada Geeska + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Dawlada Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey isbedelada iyo Heshiiyada wadamada Geeska gaadheen dhawrkii bilood ee ugu danbeeyey

Wasiirka ku xigeenka arimahada dibada ayaa sheegay in Somaliland ay soo dhaweynayso wax kasta oo mandaqada geeska u soo kordhaya dhaqaale ahaan iyo amni ahaan ba

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=FowIRglohBA