Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Somaliland Oo Ka Hadashey Weerarkii Xalay Caare Ku Soo Qaadey Degmada Ceel Afweyn + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaankedia.com)_ Wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland oo ku sugan magaalada Ceel afweyna yaa waxaa uu ka Hadley weerar xalay uu Korneyl Caare ku soo qaadey degamada ceel Afweyn

Wasiirka ayaa sheegay in weerarkaas aanu wax khasaare ahi ka dhalanin balse Caare uu doonaayo inuu wax yeelo nabada Ceel Afweyn lagu gaadhey oo gunaanad keedii hada loo joogo waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: