Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Suldaan Xassan Oo Sheegay Inuu Bilad Siinaayo Faysal Cali Waarbe + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Suldaan Xassan Suldaan Cabdilaahi ayaa waxaa uu siyaasiyiinta mucaaridka ugu baaqay in ay ku deydaan Siyaasada Gudoomiyaha xisbiga UCID , oo uu suldaanku ku aamanay inuu Somaliland inta badan ka difaaco arimaha Somaliya ka soo waajaha

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: