Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Telesom Aqoonsi Caalami Ah Bay Heshay ..” Gudoomiye Ciro + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu sheegay in shirkada Telesom ay beesha caalamka aqoonsi caalami ah ka heshay isla markaana aqoosnigii Somaliland raadineysay kaga dheeraysay

Gudoomiye Ciro ayaa shirkada Telesom ku amaanay hormarka balaadhan ee ay ku guuleysatay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: