Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Tv Yada Ka Hadalkoodii Muuse Biixi Baan Uga Hadhey , Buug-na Waan Soo Wada.” Siyaasi Cali Guray + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Cali Guray ayaa waxaa uu shaaciyey in Telefishanada ka hadalkoodii uu uga hadhey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi , isla markaana waxaa uu sidoo kale shaaciyey in uu buug uu qoritaankiisa mudooyinkii ugu danbeeyey uu wadey uu dhawan soo bandhigi doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: