Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Ururuka Al Shabaab ayaa Gaalkacayo ku dilay Sheekh Cabdi wali oo ay ku eedeeyeen in uu Nabiga af lagaadeeyay NNKH.Nov 26.18

7DD989CA-F9CF-44BB-90A3-3ABC2DF30FA0Ku dhawaad 20 ruux oo uu ku jiro Sheekh Cabdiweli Cilmi Yare ayaa lagu dilay magaalada Gaalkacayo.

Weerarkan ayaa isugu jira mid is qarxin ah iyo weerar toos ah oo lagu bartilmaameed saday xarunta wadaadkaas.

Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxa.

Sababta ay u beegsadeen waxay ku sheegeen inuu af lagaadeeyay nabi Maxamed NNKH horey ayay Alshabaab digniin ugu dirty.

Wixii warar ah ee arrintan ka soo kordha dib ayaan idinkala socon siin doonaa.

Salaanmedia/Hargeysa

Xigasho BBC Somali

Please follow and like us: