Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Waftigii Madaxweynaha Somaliland Halkay Iminka Ku Sugan Yahiin .

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland ee safarka ku maraayey gobalada Bariga Somaliland oo saaka Hiirtii ka soo jarmaadey magaalada Laascaanood ayaa maanta ku sugan degmada Ceel Afweyne ee gobalka Sanaag.

IMG_8502-678x509

Reer Ceel Afweyn ayaa madaxweynaha Somaliland u sameeyey soo dhaweyn balaadhan isaga oo madaxweynuhu na uu khudbad u jeediyey .

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu caawa u hoyan doono magaalada Ceel Afweyn isla markaana uu la kulmi doono madax dhaqameedka degmadaasi

Please follow and like us: