Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filaayo Inay Bari Dib Ugu Soo Laabtaan Magaalada Hargeysa

Berbera (Salaanmedia.com)_ Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in maalinta bari ah uu dib ugu soo laabto caasimada Hargeysa .

47105653_1921734727940371_7050738602262659072_n

Qaaban qaabada Soo dhaweynta madaxweynaha ayaa ka socota magaalada taas oo ay wadaan masuulyiinta degmada iyo gobalku

Madaxweyne Biixi ayaa todobaad-yadii ugu danbeeyey waxaa uu safar u maraayey gobalada Bariga Somaliland taas oo uu labadii habeen ee ugu danbeeyey na uu ku sugnaa magaalada Berbera

Please follow and like us: