Wasiir Faratoon Oo La Wareegay Xilka Wasaarada Arimaha Dibada Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Jeediyey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha dibada Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ula wareegay xilka wasiir nimo ee wasaarada arimaha dibada Somaliland oo dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi u soo magacaabey

siir Faratoon ayaa dul istaagey arimaha uu wax ka qaban doono iyo sida ay wasaarada arimaha dibadu u shaqeyso

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=eueO_qY1NJc