Wasiir Sacad Cali Shire Oo Xilkii Wasaarada Arimaha Dibada Wareejiyey Iyo Nuxurka Khudbad Uu Jeediyey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiir Sacad Cali Shire ayaa maanta si rasmi ah u wareejiyey xilka wasaarada arimaha dibada Somaliland oo uu saddexdii sanno ee ugu danbeeyey uu wasiir ka ahaa .

Sacad Cali Shire ayaa madasha xil wareejinta ka jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa isla markaana ku taxaluuq da wax qabadkiisii

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=QY8J97BDduI