Wasiirka Ganacsiga Oo Kashifay Sababtii Xilka Looga Qaadey Wasiirkii Maaliyada “ Meeshu In Dhaweyd Way Iska Buuqsaneyd ..” + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland oo ka hadlaayey munaasibad uu xilka ku wareejinaayey wasiirkii arimaha dibada ee loo magacaabey wasaarada Maaliyadu ayaa sheegay in wasiir Sacad uu shaqo badan soo qabtey intii uu wasiirka arimaha dibada ahaa
Sidoo kale wasiirka ayaa rajo weyn ka muujiyey in uu wax ka bedel ku sameyn doono wasaarada Maaliyada oo uu sheegay in mudooyinkii ugu danbeeyey ay iska buuqsaneyd oo uu buuq ka jiray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=CEyTdzox_oo