Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa qayb kamid ah xilalka beesha Muuse Biixi Ee “Habar Awal” ay ka hayso dawlada. 12/11/2018

45904688_344164353053925_3674728444559622144_n

Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa qayb kamid ah xilalka beesha Muuse Biixi Ee “Habar Awal” ay ka hayso dawlada.

Weliba waxaan ku jirin liiskan saraakiisha bilayska iyo bahda garsoorka oon iyaga cidiba taraxin iyo qaarkaloo badan.
lasoco qaybaha danbe.

Waxayse isweydiintu tahay hadii bahashu Subeer-Land noqotay bulshadu Subeer-lanta maxay ku qabtaa???.

1-Madaxwaynaha Qaranka
2.Wasiirka Maaliyadda
3.Wasirka Bosaha,& isgadhsiinta & Teknolojiyad
4.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
5.Wasiirka Gaadiidka&Hormarinta Wadooyinka
6.Wasiir Ku Xigeenka A/Gudaha iyo Amniga
7.Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka
8.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada
9.Mareyaha Kahortaga Abaraha & K/Rashinka
10.Gudoomiyaha gobalka gabiley
11.Gudoomiyaha Gobalka Salal
12.Gudoomiyaha Gobalka Saraar
13.Gud ku xigeenka Gobalka Maroodijeex
14.Safiir ku xigeenka Ethiopia
15.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada
16.Aggasimaha guud Ee caafimadka
17.Aggasimaha guud ee Maaliyada
18.Aggasimaha Guud Maalgashiga
19.Agasimaha Guud e Shaqada & A/Bulshada
20.Aggasimaha Guud ee Qorshaynta Qaranka
21. Agaasimaha Guud ee Waxbarashada
22. Agaasimaha Guud ee Bangiga Dhexe
23. Agaasimaha Guud ee Gaadiidka/Q liisank
24. Agasimaha Gud e Mihnahada Cafimadka
25. Gud ku xigeenka Haayada tayada
26. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
27. La Taliyaha Madaxweynaha ee Amniga
28. La Taliyaha Madaxweynaha ee Sharciga
29. La Taliyaha Madaxweynaha e Dhaqaalah
30. La Taliyaha Madaxweynaha ee Somalia
31. Guddomiye kuXigeenka Maxkamada Sare
32. Maayarka Caasimadda Hargeisa
33. Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka
34. Taliye ku Xigeenka Booliska Somaliland
35. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Qaranka
36. Taliye ku xigeenka Sirdoonka Qaranka
37. Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud
38. Safiirka Somaliland ee Imaaraadka
39. Chief of Staff ka Xafiiska Madaxweynaha
40. Gudoomiyaha Mihnadlayasha Cafimadka
41. Garyaqaanka Guud ee Qaranka
42. Ku xigeenka xisaabiyaha Guue ee Qaranka
43. Safiirka Djibouti
44. Safiirka Sweden
45. Maarreeyaha Dekadda Berbera
46. Maarreeye ku xiggeenka Hay’adda tayada
47. Komishanka Qandaraasyada Qaran ka (2 xubnood)
48. Komishanka Maamul wanaagga (3 xubnood)
49. Komishanka Aids-ka (4 xubnood)
50. Komishanka Tacliinta Sare.
51. Maarreeyaha wakaaladda Biyaha Hargaysa.
52. Maarreeyaha Cusbitaalka Guud ee Hargaysa
53. Guddoomiye xiggeenka Gob. Gebiley
54. Guddoomiye xiggeenka Gob. Saaxil
55. Maarreeyaha Dawan
56. Maarreeyaha Radio Hargaysa
57. Maarreeyaha Mashruuca PFM.
58., Goomiye xigeenka Banka dhexe
59. Gudoomiyaha Diiwanka Sekada
60. Gudoomiyaha Bisha Cas
61.Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska
62. Taliye Xigeenka Ciidanka RRU
63. Safiir Kuxigeenka Safarada Ethopia
64. Taliyaha Hogaanka Tababarka Gen
65. Taliyaha Hogaanka Gaadiidka G/Sare
66. Hogaanka Fooriyanka G/Sare
67. Ku xigeenka xidhiidhka debeda G/Dhexe
68. Agaasimaha Maamulka lacagta G/Sare
69. Hogaanka baaqa G/Sare
70. Hogaan kuxigeenka xafiiska ciidanka G/dhexe
71. Waaxda Saadka Gaashaanle
72. Madaxa Socdalka qaybta 12aad Gaashanle
73. Hogaan ku xigeenka Hawlgelinta G/Sare
78. Hogaanka Wacyi gelinta G/dhexe
79. Xoghaynta Kaalinta Taliyaha Gaashanle
80. Qasnajiga Taliyaha Gaashanle
81. Madaxa Waaxda Shidaalka Gaashanle
82. Waaxda Hubka iyo Rasaasta L/Xidigle
83. Hogaanka Isgaadhsiinta Gaashaanle
84. Taliyaha Guutada 120aad G/dhexe
85. Taliyaha Gaadiidka gaashaman G/dhexe
86. Taliyaha ururka madaxa banaan berbera G/sare
87. Taliyaha ururka madaxa banaan Gaashanle
88. Taliyaha Guutada 33aad Gaashaanle
89. Taliyaha Guutada 60aad Gaashaanle
90. Taliyaha ururka oog Gaashaanle
91. Taliyaha ururka Saadka Kabtan
92. Taliyaha Miiska Saraakiisha Gaashaanle
93. Taliyaha Hubka dhigista Gabiley G/dhexe
94. Taliyaha Guutada 10aad G/dhexe
95. Taliyaha Guutada 1aad G/dhexe
96 Taliyaha Guutada 5aad G/dhexe
97. Taliyaha Guutada Hilaac G/dhexe
98. Taliyaha Guutada 6aad G/dhexe
99. . Taliyaha Guutada Dhufsade Gaashanle
100. Taliyaha Guutada Libside Gaashaanle
101. Taliyaha Guutada Qaybdiid G/dhexe
102. Taliyaha Guutada 26aad G/dhexe
103. Taliyaha madaafiicda goobta G/dhexe
104. Taliyaha Guutooyinka madaxa banaan G/sare
105. Taliyaha Kuliyada Saraakiisha G/sare
106. Abaanduulaha Saldhiga 1aad G/dhexe
107. Taliyaha Guutada 17aad G/dhexe
108. Madaxa waxda gadiidka Qaybta 31aad Gaashanle
109. Taliyaha waaxda Sahanka Gaashanle
110. Waaxda Maamulka lacagta G/dhexe.

Abwaan Ibrahim gadhle Alleh hawnaxariistee wuxuu yidhi.

Inta Malabka Tuubada Toban Qudhi Ku Dhamayaan Inta kalena Tiix arag.

Inta Taliye Jaahili Weli Taashka iisido
Tiirinmaayo Warankee waxa igu Talaahiya Toogada dadkaygaan weligay utaagnahay.

(“Fadlan qaybaha danbana la socda”)

#SHARE

Mubaarik Kanadi