Xildhibaan Hargaysa Ka Dhex Taageeray Mashaariicda Ay Puntland Ka Wado Badhan + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Buulqaas oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu magaalada Hargeysa ka dhex taageeray mashaariic-da Puntland ka wado magaalada Badhan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=nolsQxCnmLs