Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Xisbiga Kulmiye Horumarka Shirkada Telesom Maxuu Ka Yidhi ? + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiye ku xigeenka labad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom uu ku amaanay horumar balaadhan oo uu sheegay in ay ku talaabsatey

Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere ayaa hadalkan ka yidhi munaasibad lagu soo dhaweynaayey gudomiyaha shirkada Telesom

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

Please follow and like us: