Xisbiyadda Waddani Iyo UCID Oo Si Adag Uga Hadlay Dacwad Laga Gudbiyey Telefishanada Saab Iyo Star + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani Iyo UCID ayaa waxaa ay si adag uga hadleen dacwad ay xeer ilaalinta Somaliland ku soo oogtey telefishanada STAR TV iyo SAAB TV