16 Musharax Oo taageeray Guddidii Khilaafka Ee Ina Camey Soo Magacaabey Madaxweyne Gaas-na u Quus Gooyey + [ Muuqaal ]

Garoowe (Salaanmedia.com)_ 16 Musharax oo u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland oo bilowga Sanadka 2019 la filaayo inay dhacdo ayaa waxaa ay taageero u muujiyeen Guddidii khilaafaadka ee shalay magacaabey madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdikaxiim Xaaji Cumar Camey

Sidoo kale waxaa ay eedo u jeediyeen Guddidii uu dhinaciisa magacaabay madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Cali Gaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=JcE_t3YPC_E