Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Boqor Buurmadow Oo Dalka Ku Soo Laabtey Iyo Arimo Uu Sheegay + [ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Boqor Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Reer Somaliland ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey waxaana uu sheegay inuu si deg deg ah u tagi doono deeganada Ceel afweyn oo uu u tagi doono hawlo nabadeyn ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: