Ciidamada Puntland Halkooda Ayaanu Ku Bur Burin Doona Hadii….” Somaliland Oo Hanjabey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani ayaa waxaa uu hanjabaad u diray ciidamada Puntland oo uu ku eedeyey in ay ciidamada Somaliland ay mar walba tuur tuur ku wadaan

Taliyaha ayaa ku hanjabey hadii maanta waxii ka danbeeya ay joojin wayaan inay ciidamada Somaliland dhaqaaqi doonan oo ay halkooda ku soo bur burin doonan ciidamada Puntland ee tuur tuurka ku wada waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=lz8YOCegoEE