Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Lagu Wareejiyo Doomo Dheereeya Iyo Dawlada Ugu Deeqday + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa waxaa maanta lagu wareejiyey qalab kala duwan oo ay ka mid yahiin saddex doomood oo ah nooca dheereeya iyo saddex gaadhi waxaana ugu deeqday dawlada Sweden

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: