Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ku Wareejiyay Badhasaabka Ceerigaabo Gaadhi Umbalce Magaalada Xiis Ay Jabhada Caare Ka Xaysatay Mudo Hore

Ceerigaabo (Salaanmedia.com)_ Ciidanka Qaranka Somaliland qeybtooda gobalka Sanaag ayaa waxaa ay badhasaabka gobalka Sanaag ku wareejiyeen gaadhi Ambulance ah kaas oo dhawan jabhada Caare ka dhacday degmada Xiis

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: