Daawo :- Dood Kulul Isbedelada Geeska Africa Laga Filan Karo Sanadka 2019 Iyo Xaalka Wada Hadalada Somaliland & Somaliya

London (Salaanmedia.com)_ Laanta Afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa ay Qabatey dood xiiso badan oo lagaga hadlaayey Isbedelada gobalka Geeska africa laga filan karo sanadka 2019 iyo isbedeladii 2018 dhacay

Sidoo kale Dood ayaa waxaa lagaga gadlayey qadiyada wada hadalada Somaliland iyo Somaliya waxaana doodan ka qeyb galaay saddex Masuul oo kala ah Maxamed Hussen Jaamac Raamboo Gudoomiyaha Xarunta Daraasaadka iyo Falaqeynta siyasada ee CPA , Cabdirashiid Khaliif Xaashi Agaasimaha Macadka Iyo Axmed Wali Sh Cumar Good oo ka faalooda arimaha Geeska Africa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=xBXI3oXKaZw