Daawo :- Doorashadii Madaxweynaha Maamulka Konfur Galbeed Oo Si Toos Ah Hada U Socota

Baydhabo (Salaanmedia.com)_ Waxaa socotaa codeynta doorashada madaxweyanaha maamulka Koonfur Galbeed, xildhibaanada ayaa hadda mid mid u codeynaya.

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=jshMJzsFtUs