Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo :- Golaha Wakiilada Oo Xeerka Booliska Ansixiyey , Buuq Xoogan Oo Ka Dhashay Iyo Xildhibaano Fadhiga Ka Dareeray

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Fadhigii saaka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa xildhibaanadu ay ku ansixiyeeen wax bedelka xeerka Booliska waxaana ansixintaas ka dhashay buuq xoogan oo xildhibaano ka biyo diidani ay sameyeen

Sidoo kale markii codeynta la bilaabay waxaa fadhigaas ka dareeray xildhibaanadii ka biyo diidanaa xeerkaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: