Daawo :- Maxay Ka Wada Haldeen Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Mustafe Cagjar

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan magaalada Wajaale ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar

Halkan Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=AEekH_Ikq-g