Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Cabdifataax Ibraahim Geesay Wasiirkii hawlaha guud ee Somaliya ayaa waxaa uu si rasmi ah iskaga casilay xilkii wasiir nimo isaga oo sabab uga dhigay xaaladaha kacsan ee magaalada Baydhabo ka taagan
Halkan Ka Daawo
https://youtube.com/watch?v=4Y7kiox3_BY