Daawo :- Wasiirka Hawlaha Guud Oo Shaaciyey Sababta Uu Iskaga Casilay Dawlada Somaliya

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Cabdifataax Ibraahim Geesay Wasiirkii hawlaha guud ee Somaliya ayaa waxaa uu si rasmi ah iskaga casilay xilkii wasiir nimo isaga oo sabab uga dhigay xaaladaha kacsan ee magaalada Baydhabo ka taagan

Halkan Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=4Y7kiox3_BY