DAWO GAASHAANLE CALI SUGULE KAHIN OO SI MUG IYO MIISAANLEH LOOGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA BURCO

Burco (Salaanmedia.com)_ Gaashaanle Cali Sugule Kaahin Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco Ee Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer. Gaashaanle Cali Sugule Oo Ka Mid Ah Saraakiisha Ciidanka Booliska Burco Ayaa Mudo 8 Bilood Iyo 8 Maalmood Ah Ugu Maqnaa Xaalad Caafimaada Cisbitaal ku Yaala Caasimada Hargaysa

Halkan Hoose Ka Daawo