Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Deg Deg :- Mooshinkii Laga Gudbiyey Madaxweyne Farmaajo Oo Waji Kale Yeeshay + Mooshin Kale Oo …

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamanka Somaliya C/wali ibraahim Muudey iyo Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mahad cabdalla Cawad oo Goordhow la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aysan waxba kala socon mooshinka uu guddoomiyaha Golaha Shacabka ka qabtay Xildhibaanada qaar ee Golaha.

66269686-678x509

Gudoomiye bMuudey ayaa sheegay in mooshinkaas uu yahay mid aan waxba ka jirin,isla markaana Guddoomiyaha Golaha Shacabka inuu qabto uu ka keenay xanaaq,

Sidoo Kale Gudoomiye ku xigeenka ayaa la sheegay inuu qabtay Mooshin kale oo ay Xildhibaano ka soo Gudbiyeen gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal

Please follow and like us: