Deg Deg :- Xisbiga Kulmiye Oo Iminka Ceydhiyey Masuul Miisan Culus + [ Magac-yadooda ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Warqad iminka ka soo baxday xafiiska xisbiga Kulmiye isla markaana ku saxeexan yahay gudoomiyaha labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa lagu sheegay in xisbigaasi laga saaray saddex siyaasiyiin oo kala Ah

1. Prof Cabdi Cali Jaamac
2. Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire
3. Abwaan Cismaan Kujare
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Xisbiga Kulmiye Soo Saarey