Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Diyaarado Duqaymo Ku Laaayay Caruur Dalka Afghanistan

Kapul (Salaanmedia.com)_ Ugu yaraan 20 ruux oo shacab ah oo ay ku jiraan 12 caruur ah ayaa ku dhimatay duqaymo ka dhacay gudaha dalka Afghanistan gaar ahaan gobolka lagu magacaabo Kunar.

Sida ay sheegeen masuuliyiinta dowlada Afghanistan bartilmaamydka weerarkan ayaa ahaa Taliyaha ciidamada dalka Afghanistan Sharif Mawiya.
Dowlada Afghanistan Sidookale waxa ay sheektay in duqaymihii ugu danbeeyay ay labirtilmaamayd sanayeen kooxda Taliban ay ku dileen dhowr kamid hogaamiyaasha ururkaas.
Sida laga soo xiganayo qaramada midoobe weeraradi dhacay sagaalkii bilood ee ugu danbeeyay oo ay sida wada jirka ah u fulinayeen dowlada Afghanistan iyo tan mareykanka ayaa waxaa ku dhintay shacab gaaraya 313 ruux halka ayadoona sidookale ay ku dhaawacmeen dad gaaray 336 ruux taas oo 39 boqolkiiba kabadan markii loo eego sanadkii lasoo dhaafay.

Please follow and like us: