Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Farmaajo-Ow Caqli Laawe…”Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biix Cabdi oo maanta dib ugu soo laabtey magaalada Hargeysa oo muddo 14 cisho ah uu safar gobalada bari ku maraayey kaga maqnaa

Madaxweyne Biixi ayaa hadalo kulul hawda u mariyey madaxweynaha Somaliya waxaana uu Farmaajo ku tilmaamau qof Caqli laawe ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: