Faysal Cali Waraabe Maxuu Ka Yidhi Shirkii Jabuuti Uga Furmay Aqoon yahanada Soomalida + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu shirkii jabuuti ay ku qabsadeen aqoon yahanada Soomalidu uu ku sifeeyey mid ay Somaliland ka faa’ideysan karto

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=5GPvaexvPW0