Gamaal Baaxad Oo Iminka Hadley Cafis Na Weydiistay Madaxweyne Biixi + Muuqaal

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gamaal Baaxad oo hore uga mid ahaa ciidamada qaranka Somaliland balse ka gostay oo ku biiray Jabhada Caare ayaa dib ugu soo noqday Somaliland waxaana uu cafis waydiistay madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=4WOr2-5rG20