Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaan-yada Xukuumada Ee Sanadka 2019 + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Golaha wasiirada Somaliland ayaa fadhi ay saaka iskugu yimadeen waxaa ay ku ansixiyeen miisaan-yada xukuumada dhexe ee sanadka 2019-ka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: