Gudoomiyaha Haween Maanta Shir Weyne Ku Qabsadey Hargeysa Oo Raali Galin U Dirtey Xisbiga Waddani + [ Muuqaal ]

| December 5, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Sucaad Carmiye Gudoomiyaha haween maanta shir balaadhan ku qabsadey magaalada Hargeysa , taas oo madaxweyne Biixi ka qeyb galay ayaa waxaa ay raali galin u dirtay xisbiga Waddani oo masuulkii ka socday aan loo ogalanin in uu madasha ka hadlo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Category: Warka