Gudoomiye Xuuto Oo 7 Wasiir Hortood Ku Soo Bandhigay Tacadiyada Xukuumadu Ku Hayso Saxaafada Madaxa Banaan + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Saxafada Somaliland ee SOLJA ayaa waxaa uu madal maanta Hargeysa ay xukuumadu ugu qabatey warbaahinta oo ay ka qeyb galeen wasiiro tiradoodi gaadheyso 7 wasiir uu ku soo bandhigay tacadiyo uu sheegay in warbaahinta madaxa banaan ay kaga imaneyso dhinaca xukuumada talada dalka haysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=DE7haVZRRQA