Guri barwaaqo waa in Sharciga lala Tiigsadaa…” Garyaqaan Ubaxle + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Garyaqaan Cabdiraxmaan Ubaxle ayaa waxaa uu eedo kulul u jeediyey wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo isaga oo ku baqay in sharciga lala tiigsado

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan