Guurtidu Gole Dhaqan Ma Aha…. ” Garyaqaan Guuleed Dafac + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Garyaqaan Guuleed Dafac gudoomiyihii hore ee xarunta xaquuqul iinsanka Somaliland oo maanta ka hadlaayey madal Hargeysa lagu qabtay oo lagaga hadlaayey qaabka loo soo dooran doono golaga guurtida oo dhawaan la filaayo inay doorashadoodu dalka ka dhacdo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=oosdfsDCMRM