Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Korneyl Caare Oo Sheegay In Jabhadiisa Uu Mushaharkii U Bilaabay + [ Sawiro / Muuqaal ]

Qardho (Salaanmedia.com)_ Korneyl Caare oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Qardho ayaa waxaa uu sheegay in maanta uu mushaharkii u bilaabey Ciidamadiisa , isla markaana uu msuhaharki sidaas ugu socon doono

Sidoo kale Korneyl Caare ayaa sheegay in uu ka soo guuri doono saldhiga uu ku leeyahay magaalada Qardho una soo guuri doono Gudaha Somaliland .

Please follow and like us: