Madaxwayne Ummaddu Quus Ayay Ka Taagan yihiin Nidaamkaaga…” Muj. Cali Curi + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Muj Cali Curi ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey xukuumada madaxweyne Biixi isaga oo sheegay in deeganada gobalka Hawd ogaan looga reebay mashruuca JPLG

Hoos. Ka. Daawo