Marwo Faadumo Siciid Oo Dhaliishay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Mustafe Cagjar + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa ay dhaliilo u jeedisay kulankii dhawaan magaalada Wajaale ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya Md Mustage Cagjar

Halkan Hoose Ka Daawo