Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Maxaa Sabab U Ah In Madaxweyne Muuse Biixi Booqan Waayo Garoonka Diyaaradaha Burco + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan waxaa uu safar ku tagay gobalada bariga Somaliland , balse madaxweyne Biixi ayaan booqan madaarka diyaaradaha ee Burco , taas oo markii uu olalaha ku jiray u balan qaad u sameeyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: