Mucaarid Kulmiye Ayaa Ugu Danbeeyey Somaliland ..” Axmed Muumin Seed + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu maanta sheegay in Somaliland uu mucaarid ugu danbeeyey xiligii uu xisbiga Kulmiye uu mucaarid ahaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=mmVfVPhibF0