Odayaasha Iyo Wax Garadka Beesha Galbeedka Burco Oo Si Wada Jir Ah U Qaadacay Magacaabista Degmada Qabri Gorod

Burco (Salaanmedia.com) Odayaasha Iyo Wax Garadka Beesha Galbeedka Burco Ayaa Si Weyn Uga Soo Hor Jeeda Magacaabista Degmada Qabri Gorod. Taas Oo Ay Ku Tilmaabeen In La Doonaayo In Xaalad Colaadeed Laga Alooso Deegaanlaasi

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtu.be/skdqRM8BUNY