Prof Cabdi Cali Oo Sharci Jabin Ku Tilmaamay Go,aan Ka Soo Baxay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]


Haragaysa (Salaanmedia.com) Prof Cabdi Cali Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta madaxa banaan ee reer Somaliland isla markaana hore  wasaarada waxbarashada uga soo noqdey agaasime guud ayaa waxaa uu  ayaa waxaa uu ka Hadley go,aan dhawaan ka soo baxay wasaarada waxbarashad. Go,aankaas oo ahaa in  aan la furan Karin iskuul wax barasho oo cusub ayaa waxaa uu sheegay in nidaamkaasi aanu aheyn mid kii saxda ahaa loo maray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan