“Puntland Waxa Aanu Uga Digaynaa Inay Ka Ololayso Deegaamada…” Xukuumadda Somaliland Oo Farriin U Dirtay Murrashaxiinta Madaxweynaha Maamulka Puntland

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Xukuumadda Somaliland waxay waxba kama jiraan ku tilmaamtay hadallo ka soo yeedha murashaxiinta doorashada madaxwayne ee maamulka Puntland kaasi oo ah; in ay soo celin doonnaan gobolada Sool iyo Sanaag haddii ay ku guuleystaan xilka.
Saleebaan Cali Koore wasiirka biyaha Somaliland waxa uu sheegay in kuwii hore iyo kuwa hadda (murrashaxiinta xilka madaxwayne) ay hadaladaasi odhan jireen aanay se waxba ka suurto gelin,

Halkan hoose ka DAAWO