Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtey Heshiis Somaliya Ay Gashay , Hanjabaad-na Dirtey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Md Xassan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey heshiis ay dhawaan Somaliya la gashay shirkad Shiinaha laga leeyahay isla markaas na uu heshiis kaas yahay mid ay Somaliya Baddaha Somaliya ay marakiib shisheeye ka kireysay isla markaana Badda Somaliland ay ka mid tahay

Wasiirka ayaa heshiiskaas ku tilmaamay mid aanay waxba ka jirin ,isla markaana Ay Somaliland u madax banaan tahay Maamulka Badda iyo Berigeeda ba

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=VSpsfXR56CU