Tacsi: Ilma Cumar Yare Oo Hooyadood Maryan Faarah War same Xaaji Galool shalay Ku Geeryootay Magaalada London Cariga Ingiriiska ..Dec5.18

tacsi1
Tacsi. Inaalilaah Wa Inaa Ilaahi Raaji Cuun Cabdi Qani Jama Indhabuur Fowsiya Jama indhabuur iyo Caruurteeda Suldaan Cali Cumar Iyo Caruurtiisa Xaaji Yaasin Ahmed Iyo Caruutiisa Hussein Ahmed Cadaan iyo caruutiisa Ruun caarshe iyo odaygeeda iyo caruurtooda Hodan Saalax Iyo Caruurteeda Ardo Saalax iyo Caruurteeda faarax Geele iyo caruurtiisa Aamina Cumar iyo Caruurteeda Barwaaqo Xagaf iyo Dhamaan Ilma Xagaf Dhamaan Dadkan Oo Jooga Wadanka UK Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraayaan Dhamaan Ilma Cumar Yare Oo Hooyadood Maryan Faarah War same Xaaji Galool Maanta Ku Geeryootay Magaalada London Cariga Ingiriiska.

Waxay Marxuumada Illaahay Uga baryayaan In Uu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Caruurtii Iyo Ehelkii Ay ka baxdayna Samir Iyo Iimàn Ka siiyo Aamin