Taliyihii Hawl Galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey + [ Cida Lagu Bedelay ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuro Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa xilkii ka qaadey taliyihii hawl galinta ciidanka Booliska Cabdiqani Ciise Maygaag ( Ganay ) , oo xilkan loo magacaabey Bilo ka hor Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee dhacday 13.11.2017

Ganay-678x509

Taliye Fadal ayaa xilkan u magacaabey Masuul hore xilkan u hayey kaas oo ah Maxamuud Ducaale isla markaana ahaa masuulkii ka horeeyey taliyahan maanta xilka laga qaadey