“Waa Miisaaniyad Halaag U Horseedaysaa Ummada Masaakiinta…” Xildhibaan Baar Siciid Oo Si Adag Uga Hor-Timid Odoroska Miisaaniyadda Sannadka 2019ka Oo Maanta La Ansixiyay

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Xildhibaan Baar Siciid oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa waxa ay si adag uga hortimid odoroska miisaaniyadda sannadka 2019ka oo maanta la ansixiyay,

Halkan hoose ka DAAWO